Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & dhigiisa Mustafa Şentop?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlmaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Khadka Teleefonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga Mudane Mustafa Şentop. Labada masuul waxay  iska xog wareysteen xiriirka labada dal, arrimaha gobolka iyo caalamka, iyagoo adkeeyey Xoojinta  xiriirka labada Barlaman ee Jamhuuriyadda Turkiga iyo Baarlmanka JFS. “Waxaan khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga … Continue reading Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & dhigiisa Mustafa Şentop?